pixel

Sun-saaritaanka meel la dego oo habaysan si loo bixiyo taageero aan daawayn ahayn si loo gaadho ka soo kabashada bilowga ah ee saamaynta khamriga ama daroogo kale. Shaqaaluhu waxay ku bixiyaan kormeer badbaado leh, afar iyo labaatan saacadood ah, indho-indhayn, iyo taageero jawiga la kormeero ee bukaanka.

Sun-saarista bulsheed waxaa lagu gartaa in xoogga la saaro saaxiibada iyo taageerada bulshada ee bukaanka kuwaas oo sakhradda ama calaamadaha ka-noqoshada ay u baahan yihiin qaab-dhismeed iyo taageero afar iyo labaatan saacadood ah laakiin aan u baahnayn sun-saaritaan bukaan-jiif oo la maareeyey.